Dhageyso:Muxaadaro Ciwaankeedu Yahay "Guusha Alle Waa Dhowdahay" Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macalin Cabdi Raxmaan.

Tuesday November 07, 2017 - 11:57:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Muxaadaro Ciwaankeedu Yahay "Guusha Alle Waa Dhowdahay" Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macalin Cabdi Raxmaan.

    Akhristayaasha sharafta leh ee Shabakadda SomaliMeMo waxaan usoo gudbinaynaa muxaadaro qiima badan oo uu jeedinayo sheekha Caalimka ah (Sheekh Nuur Macalim Cabdri Raxmaan).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhristayaasha sharafta leh ee Shabakadda SomaliMeMo waxaan usoo gudbinaynaa muxaadaro qiima badan oo uu jeedinayo sheekha Caalimka ah (Sheekh Nuur Macalim Cabdri Raxmaan).

Muxaadaradan waxay ka hadlaysaa xaaladda maanta uu marayo dalka soomaaliya iyo waxa muslimiinta la gudboon marka meel walba loogasoo duulo.
Muxaadarada ciwaankeedu waa "guusha Alle waa dhawdahay”.

Ma ahan muxaadaro cusub oo sheekha ayaa jeediyay sanaddii 2012 balse waxay ka hadlaysaa waaqica maanta ka taagan caalamka islaamka iyo waxa lagudboon muslimiinta marka dhibku meel walba ka taabto.

Halkan ka degso Muxaadarada MP3


Ama Hoos ku dhageyso Youtube.


Related Items