Sidee Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Soomaaliya Warbixino iyo Sawirro Kala Soco SomaliMeMo.

Tuesday August 21, 2018 - 09:24:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sidee Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Soomaaliya Warbixino iyo Sawirro Kala Soco SomaliMeMo.

    Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan dhammaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Akhristayaasha shabakadda Islaamiga SomaliMeMo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan dhammaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Akhristayaasha shabakadda Islaamiga SomaliMeMo.

Dhammaan gobollada dalka soomaaliya ayaa si heer sare ah looga dabaal degayaa maalinta 1-aad ee munaasabadda Ciidul Adxaa ee Barakaysan.

Wilaayaadka islaamiga ayay shacabka muslimiinta ay si farxad iyo rayn rayn lehugu dabaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxaa.

Wariyaasha SomaliMeMo ayaa ku mashquulsan soo gudbinta sawirrada iyo wararka ku saabsan sida wilaayaadka islaamiga ah looga ciiday.


Insha’allaah waxaan idiinsoo tebin doonaa muuqaalka rasmiga ah ee wilaayaadka iyo farxadda ciidda,sidoo kale waxaan soo gudbin doonaa khubadaha ay jeediyaan mas’uuliyiinta wilaayaadka islaamiga ah.


Naga Fisha sawirada sida looga ciiday wilaayaatka.

Fariimahaa Ciidda noogusoo dira

[email protected]

Related Items