Mujaahidiinta iyo Ciidamada Xabashida Itoobiya oo Ku Dagaallamay Deegaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan.

Tuesday May 30, 2017 - 07:25:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiinta iyo Ciidamada Xabashida Itoobiya oo Ku Dagaallamay Deegaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan.

    Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro xooggan ku qaaday saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan bartamaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro xooggan ku qaaday saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan bartamaha Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Halgan ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay dagaal socday ku dhowaad muddo 40 daqiiqa ah lagaleen ciidamada Xabashida Itoobiya, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka madaafiicda iyo rasaas labada dhinac is dhaafsanayeen.

Waa weerarkii 3-aad oo ciidamada Itoobiya lagula beegsaday deegaanka Halgan tan iyo bilashii Bisha Barakaysan ee Ramadaan 1438 Hijriya.


Illaa iyo hadda faah faahin dheeri ah lagama hayo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaallada ka dhacay deegaanka Halgan gobolka Hiiraan.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items