Sawirro+Video:Ciidamada Dowladda Ciraaq Oo Shacab Ku Xasuuqay Muusil iyo ISIS Oo Xaafado Qabsatay.

Monday June 09, 2014 - 03:38:48 in Keydka Sawirada by Super Admin
  • Visits: 2627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Video:Ciidamada Dowladda Ciraaq Oo Shacab Ku Xasuuqay Muusil iyo ISIS Oo Xaafado Qabsatay.

    Kadib dagaal saacado badan qataay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah la wareegeen xaafado muhiim ah oo dhaca magaalada Muusli ee waqooyiga Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib dagaal saacado badan qataay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah la wareegeen xaafado muhiim ah oo dhaca magaalada Muusli ee waqooyiga Ciraaq.

Kadib dagaal saacado badan qataay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah la wareegeen xaafado muhiim ah oo dhaca magaalada Muusli ee waqooyiga Ciraaq.

Telefeshinka Al Jazeera ee Afka Carabiga ku hadla ayaa xaqiijiyay in mujaahidiintu ay qabsadeen xaafado ay kamid yihiin Koonfur,Bari ,Altank,Alcariibiyi iyo Saddaam oo dhamaantood kawada tirsan magaalada Muuslil.

in kabadan 40 gaadiid nuuca dagaalka ah ayaa laga gubay ciidamada dowladda Ciraaq ee shiicadu ku badantahay,dagaalyahanada dowladda islaamiga ah ayaa ku roondaynaya xaafado katirsan magaalada.



Saacado kadib markii dagaalladu ka bilaawdeen Muusil ayay ciidamada shiicad gummaad ba’an ugeysteen shacabka muslimiinta sunniga ee magaaladaasi ku dhaqan.

Wariye Axmed Jamaaludiin ayaa sheegay in meydadka dad rayid ah ay daadsanaayeen waddooyinka ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhintay duqeymo ay diyaaradaha dagaalka ka geysteen Xaafadda Saddaam ee bartamaha Muuslil.

Sawirro lagu baahiyay baraha bulshadu ku kulanto ayaa muujinayay heerka waxashnimada ciidanka Al Maaliki ay gaarsiisantahay.


somalimemo.net

somalimemo.net
somalimemo.net

Related Items