Dhageyso:Beesha Dabarre oo 100 Halaad Diyo Ah Kala Wareegtay Eelay.

Saturday July 12, 2014 - 10:41:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Beesha Dabarre oo 100 Halaad Diyo Ah Kala Wareegtay Eelay.

    Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa beelaha Eelaay iyo Dabarre ukala wareejisay magta dad ay si xaqdarra ah isaga dileen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa beelaha Eelaay iyo Dabarre ukala wareejisay magta dad ay si xaqdarra ah isaga dileen.

Munaasabad ka dhacday degmada Saakoow ee gobolka Jubbada Dhexe ayay beesha Eelay ku wareejisay 100 Neef geel ah oo diya ahaan u bixisay kadib markii Nin ay ka dileen beesha kale ee Dabarre.

Ugaas Geedoow Cabdi Cismaan Ugaaska beesha Dabarre ayaa xaqiijiyay in dhankooda ay lawareegeen diyo dhan Boqol halaad oo geel ah.

Maxkamadda wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa horay xukunkan u ridday iyadoona beesha Ninka laga dilay ay dalbatay diyo sidaasina ay ku qaadatay.


Waa markii ugu horreysay oo beel degta Jubbada dhexe ay boqol neef Geel ah diya ahaan ubixiso waana tallaab qeyb ka ah ku dhaqabka shareecada Islaamka.


Isha Maqalka:idaacadda Alfurqaan


Related Items