Xildhibaan Cali Nuur "Al Shabaab Waxay Madaxtooyada Ku Qaadeen Weerar Guuleystay" Dhageyso.

Sunday July 13, 2014 - 06:44:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cali Nuur "Al Shabaab Waxay Madaxtooyada Ku Qaadeen Weerar Guuleystay" Dhageyso.

    Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha kusoo duulay soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fashilmeen sugidda ammaanka xarumaha muhiimka u ah ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha kusoo duulay soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fashilmeen sugidda ammaanka xarumaha muhiimka u ah ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Cali Nuur oo katirsan baarlamaanka DF-ka ayaa dhaleecayn kulul ujeediyay Xasan Sheekh iyo taliyaasha ciidamada in ay ka hortegi waayeen weerarada ay Shabaabul Mujaahidiin ku qaaday Villa Somalia iyo xarunta baarlamaanka.

"Mafashilmin weerarada Shabaab ku qaadeen xarumaha muhiimka ah,madaxda dowladdu been bay sheegeen markii ay dhaheen weerarada shabaab ayaa fashilmayā€¯ayuu yiri Xildhibaan Cali Nuur.

Isagoo lahadlayay idaacadda BBC-da ayuu banaanka soo dhigay xaqiiqda ka dhaxjirta hoggaanka DF-ka wuxuuna qiray awoodda dhan walba ah oo ay shabaabul Mujaahidiin Muqdisho ku leedahay.



Mahad Yare
SomaliMeMo
Muqdisho
[email protected]


Related Items