Sheekh Cali Dheere: Wax ka Badan 100 Askari Kenyaan ah ayay Mujaahidiintu Ku Dileen Dagaalkii Ceel-Cadde Dhageyso.

Saturday January 16, 2016 - 13:58:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 12
  • 9 4
  • Share via Social Media

    Sheekh Cali Dheere: Wax ka Badan 100 Askari Kenyaan ah ayay Mujaahidiintu Ku Dileen Dagaalkii Ceel-Cadde Dhageyso.

    Hoggaanka guud ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war muhiim ah kasoo saaray duullaankii ballaarnaa ee ciidanka muslimiintu shalay ku qaadeen degmo katirsan gobolka Gedo oo gacanta gumeysiga Kenya kujirtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka guud ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war muhiim ah kasoo saaray duullaankii ballaarnaa ee ciidanka muslimiintu shalay ku qaadeen degmo katirsan gobolka Gedo oo gacanta gumeysiga Kenya kujirtay.

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo kalimad jeediyay ayaa sheegay in dagaalkii Ceel-cadde lagu dilay wax kabadan 100 askari Kenyan ah islamarkaana laga furtay sodomeeyo gaadiidka gaashaaman iyo agabyo melleteri.

Halkan ka dhageyso Sheekh Cali Dheere MP3

Related Items