Akhriso Bayaan:Al Shabaab oo Sheegtay in Dhimashada Ciidanka Kenya Ee Dagaalkii Ceel-Cadde ay Gaartay 100 iyo 12 Maxaabiis Kenyaan ah oo Gacanta Mujaahidiinta Kujira.

Sunday January 17, 2016 - 10:27:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 20046
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 20 4
  • Share via Social Media

    Akhriso Bayaan:Al Shabaab oo Sheegtay in Dhimashada Ciidanka Kenya Ee Dagaalkii Ceel-Cadde ay Gaartay 100 iyo 12 Maxaabiis Kenyaan ah oo Gacanta Mujaahidiinta Kujira.

    Xafiiska Warfaafinta xarakada Al Shabaab ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyay in Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen askar Kenyaati ah oo nool kuwaasi oo lagu qabtay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceel-cadde gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kolonyo katirsan Ciidamada Al Shabaab
Xafiiska Warfaafinta xarakada Al Shabaab ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyay in Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen askar Kenyaati ah oo nool kuwaasi oo lagu qabtay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceel-cadde gobolka Gedo.



Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa heshay bayaan ku qoran luqadaha Sawaaxiliga iyo Englishka oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab  waxaana bayaanka lagu xaqiijiyay in dhimashada ciidanka Kenya ee dagaalkii Ceel-cadde ay gaartay 100 iyadoona bayaanka lagu xaqiijiyay in mujaahidiintu ay gacanta ku dhigeen 12 askari oo katirsanaa ciidanka difaaca Shacabka Kenya ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan KDF.

Bayaanka ayaa lagu faah faahiyay qaabkii ay ciidamada Mujaahidiintu u qorsheeyeen duullaankii ballaarnaa ee Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Gedo,Xarakada Al Shabaab waxay sheegtay in katiibada Sheekh Saalix Al-Nabhaani ay si guul leh kusoo idlaysay howlgalkii ka dhanka ahaa ee ciidanka Kenya ee Ceel-Cadde islamarkaana ay gacanta ku heyso maxaabiis katirsanaa melleteriga Kanya.



Halkan ka akhriso Bayaanka oo English ah PDF
Halkan ka akhri Bayaanka oo Kswahili ah PDF   

Xigasho:Alkata'ib Media

Related Items