Suldaan Gar Yare "Kenya Waxa Ay Duullaanka Soomaaliya Ku Weysay Dhaqaale Badan" Dhageyso.

Sunday January 31, 2016 - 15:28:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Gar Yare "Kenya Waxa Ay Duullaanka Soomaaliya Ku Weysay Dhaqaale Badan" Dhageyso.

    Suldaan Maxamad Gar yare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dhaqaale badan ku weysay duullaanka gar darrada ah ee ay kusoo qaaday gayiga Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamad Gar yare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dhaqaale badan ku weysay duullaanka gar darrada ah ee ay kusoo qaaday gayiga Soomaliya.


Aqoonyahanku wuxuu soo bandhigay tusaalooyin badan oo arimahaasi muujinaya, sidoo kale wuxuu wax ka taabtay fashilka milatari ee ay Kenya wajahayso.

Wuxuu intaasi ku daray in Kenya ay u fashilantay siyaasad ahaan iyadoo ay meesha ka baxday heymanadii ay lahayd, wuxuuna tibaaxay in qabaa’ilka dalkaasi ay qarka u saaran yihiin iney dhexdooda dagaalamaan kadib markii ay u cadaaday siyaasadda daneysi ee madaxdooda.



Halkan Ka Dhageyso Suldaan Maxamad Gar yare

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items