Sawirro+Dhageysi:Horumar Kajira Degmada Bariirre Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Waa Q.6-aad ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay.

Sunday February 21, 2016 - 11:44:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Sawirro+Dhageysi:Horumar Kajira Degmada Bariirre Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Waa Q.6-aad ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay.

    Horumar dhan walba ah ayaa kajira degmada Bariirre ee gobolka shabeelaha Hoose oo kamid ah gobollada ugu ballaaran dalka soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horumar dhan walba ah ayaa kajira degmada Bariirre ee gobolka shabeelaha Hoose oo kamid ah gobollada ugu ballaaran dalka soomaaliya.
Maamulka Islaamiga ah ayaa dib ugusoo laabtay Bariire kadib markii ciidamada shisheeyaha soo duulayaasha AMISOM ay isaga baxeen bartamihii sanaddii 2015.

Shacabka Bariirre oo sanadadii ixtilaalka tacadiyo kala duwan kala kulmayay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ayaa hadda kasoo kabsanaya dhaawacyadii ay gumeysiga ka dhaxllee.

Qeybta 6-aad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay  oo ka baxay idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda dhabta ah ee kajirta Bariirre.



Dhageyso Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Bariirre MP3

Hoos Ka Daawo Sawirada Bariire.

DSC02581DSC02587DSC02591DSC02593DSC02597DSC02605DSC02622DSC02628DSC02629DSC02631DSC02636DSC02650DSC03081DSC03122
ab


Related Items