Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel-Cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q.4-aad.

Thursday March 17, 2016 - 10:48:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel-Cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q.4-aad.

    Qeybta afaraad ee barnaamijyada tixana ah ee wacdarihii ceel cadde iyo waxyeeladii horuu gaartay waxaanu ku soo qaadanaynaa talooyin loo jeedinayo soomaalida oo muhiim ah iyo kuwo ku socda dowladda kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybta afaraad ee barnaamijyada tixana ah ee wacdarihii ceel cadde iyo waxyeeladii horuu gaartay waxaanu ku soo qaadanaynaa talooyin loo jeedinayo soomaalida oo muhiim ah iyo kuwo ku socda dowladda kenya.



Waxaa ka qeyb qaadanaya dhibanayaashii kenya ku waxyeelaysay ceel cadde iyo qaar kale oo indheer garadka gobalka Gedo ka mid ah.

Ka qeyb galayaasha barnaamijku waxay soomaalida kula taliyeen in ay midowdo shisheeyahana iska dhiciso gaar ahaan kenya.

Sidoo kale kenya ayaa loogu baaqay ciidankeeda inta ka hartay soomaaliya kala baxdo haddii kale in ay eedi doonto joogitaanka soomaaliya.



Tani waa qeybta ugu dambeysa ee barnaamijyada aan ceel cadde ka diyaarinay

Dhageyso Qeybta 4-Aad ee Barnaamijka.

 

1

2

3

4

5

6

7

Related Items