DAAWO : Gaas Oo Difaacay Hey'adda Kirishtaan-nimada Faafisa Ee World Vision.

Thursday April 14, 2016 - 20:07:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 0 2
  • Share via Social Media

    DAAWO : Gaas Oo Difaacay Hey'adda Kirishtaan-nimada Faafisa Ee World Vision.

    Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wax laga weydiiyay Qoraal kasoo baxay Hey'adda magaca Samafalka ku shaqeysa ee World Vision, balse faafisa Kirishtaanimada, taas oo dhawaan War kasoo baxay Xafiiska ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wax laga weydiiyay Qoraal kasoo baxay Hey'adda magaca Samafalka ku shaqeysa ee World Vision, balse faafisa Kirishtaanimada, taas oo dhawaan War kasoo baxay Xafiiska ay Garoowe ku leedahay ku sheegtay in Shaqaalaha ay qoroneyso ay kaliya ahaan doonaan dadka heysta Kirshtaan-nimada.

Gaas oo ka Jawaabayay hadalka kasoo baxay World Vision ayaa waxa uu yiri : "Haddee cidday qoranayso ha qorato (World Vision). Haddaba sow kuwo Christian ah ma keenaan – nalama joogaan – oo waddanka kama shaqeeyaan?”.

FG : Muuqaalka waxaa la socda Music



Isha Muuqaalka : Warbaahinta Dalsoor


Related Items