Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Daawo Iyo Raashin Ka Qeybisay Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug.

Monday April 18, 2016 - 11:49:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Daawo Iyo Raashin Ka Qeybisay Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug.

    Jamciyada Al-ixsaan al-kheyriyah ayaa gurmad ballaaran oo isugu jira daawo iyo raashiin ka qeybisay xaafadaha kala duwan ee degmada Xarardheera ee gobalka Mudug oo dhaca bartamaha dalka Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamciyada Al-ixsaan al-kheyriyah ayaa gurmad ballaaran oo isugu jira daawo iyo raashiin ka qeybisay xaafadaha kala duwan ee degmada Xarardheera ee gobalka Mudug oo dhaca bartamaha dalka Somaliya.


Gurmadkan daawo iyo raashiin qeybinta lacag la’aanta ah ee Jamciyadu ay ka fulisay degmada Xarardheera waxaa si aad ah uga faa’ideystay qeybaha bulshada ee ku dhaqan degmadaasi.

Sidoo kale jamciyada ayaa baaritaano caafimaad iyo daawo qeybin u sameysay dad bukaano ah oo ku dhaqan magaalada’waxeyna sidoo kale Jamciyadu daaweysay qeybaha kala duwan ee xoolaha la dhaqdo.



Hoos Ka Daawo Sawirada Gurmadka Jamciyada Al-ixsaan Ee Degmada Xarardheere.

123DSC01610DSC01625DSC01655DSC01673DSC01698DSC01694DSC01686DSC01683DSC01678DSC01701DSC01703DSC01704DSC01706DSC01710DSC01728DSC01726DSC01720DSC01715DSC01711DSC01733DSC01736DSC01740DSC01744DSC01745DSC01769DSC01767DSC01760DSC01753DSC01750DSC01770DSC01774DSC01779DSC01838

Profile

Related Items