Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad Iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Caad Ee Gobalka Mudug.

Tuesday April 19, 2016 - 19:09:52 in Wararka by
  • Visits: 4335
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad Iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Caad Ee Gobalka Mudug.

    Jamciyadda Kheyriga Al-ixsaan ayaa sare u qaadday gurmadka ay u fidinayso shacabka soomaaliyeed ee ku dhibaatoobay Jiilaalka ku dhuftay Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamciyadda Kheyriga Al-ixsaan ayaa sare u qaadday gurmadka ay u fidinayso shacabka soomaaliyeed ee ku dhibaatoobay Jiilaalka ku dhuftay Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya.


Gurmadkan oo ahaa mid caafimaad waxaa ka faa’ideysay bulshada ku dhaqan deegaanka Caad ee gobolka Mudug bartamaha soomaaliya oo isugu jira Rag,dumar iyo caruur aad u da’yar.

Sidoo kale dhaqaatiirta Jamciyada waxey daaweeyeen xoola fara badan oo ah kuwa la dhaqda  ah sida Ariga,Geela iyo dameeraha kuwaasi oo cudura kala duwan qabay.



Mas'uuliyiinta hay'adda gargaarka Al-ixsaan waxay sheegeen in ay ku dadaalayaan daboolidda baahiyaha ay qabaan shacabka soomaalida inta karaankooda ah.

Hoos Ka Daawo Gurmadka Jamciyada Al-ixsaan Ee Deegaanka Caad.

DSC01795DSC01863DSC01829DSC01827DSC01825DSC01822DSC01812DSC01805DSC01798DSC01793DSC01791DSC01785DSC01781



Related Items