Dhageyso:Sheekh Cali Jabal oo Shacab Kula Hadlay Gudaha Magaalada Muqdisho.

Saturday July 19, 2014 - 21:10:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Cali Jabal oo Shacab Kula Hadlay Gudaha Magaalada Muqdisho.

    Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal oo xarakada Shabaabul Mujaahidiin mas'uul uga ah gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho gudaha ugalay isagoona xaflad ka qeyb galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal oo xarakada Shabaabul Mujaahidiin mas'uul uga ah gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho gudaha ugalay isagoona xaflad ka qeyb galay.

Tobaneeyo qof oo ka qeyb gelayay munaasabad lagu furay tartan qur’aan akhris ah ayay layaab ku noqotay kadib markii marqura makaroofanka lagusoo dhaweeyay Sheekh Cali Jabal.

Sheekha ayaa furay tartanka qur’aanka akhrista iskuullada diiniga magaalada Muqdisho isagoona kalimad muhiim ah oo ku aaddan fadliga barashada qur’aanka kariimka ujeediyay dadkii xafladda ku sugnaa.



Halkan ka dhageyso Khudbadda Sh.Cali Jabal MP3

Halkan ka dhageyso Tartanka oo bilaawday MP3

Related Items