Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Degmada Jowlo Ee Gobolka Mudug.

Saturday April 23, 2016 - 07:49:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Degmada Jowlo Ee Gobolka Mudug.

    Boqolaal qoys oo ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa wali ka faa'iidaysanaya gargaar ay bixinayso jamaciyadda Kheyriga Al-ixsaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal qoys oo ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa wali ka faa'iidaysanaya gargaar ay bixinayso jamaciyadda Kheyriga Al-ixsaan.


Dhamaan degmooyinka iyo deegaanda ay gacanta ku heyso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobalka Mudug waxaa maalmihii lasoo dhaafay gurmad ballaaran ka qeybinayay Jamciyada Al-ixsaan Al-kheyriyah,waxaana gurmadkaasi si aad ah kaga faa’ideystay dad iyo xoola fara badan.

Degmada Jowle ee gobalka Mudug ayaa ka mid ah degmooyinka ay jamciyada ka qeybisay gurmadka daawada ah’waxeyna jamciyadu degmada Jowle ku daaweysay dad iyo xoola fara badan oo qabay xanuuna kala duwan.



Qeybaha bulshada ee ku dhaqan gobalka Mudug degmooyinka iyo deegaanada ay maamulaan Mujaahidiinta ayaa kaga mahadceliyay jamciyada Al-ixsaan Al-kheyriyah gurmadka ballaaran ee ay soo gaarsiisay.

Hoos Ka Daawo Gurmadka Jamciyada Al-ixsaan Ee Degmada Jowla.

DSC01924DSC01922DSC01919DSC01918DSC01944DSC01994DSC02006DSC02011DSC02043DSC02041DSC02036DSC02034DSC02026DSC02055DSC02063DSC02066DSC02077DSC02082DSC02092DSC02090DSC02086DSC02085DSC02062


Related Items