Daawo : Dagaalka ay Suufiyadu kula jiraan Indho-shareerka.

Saturday May 07, 2016 - 11:52:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Dagaalka ay Suufiyadu kula jiraan Indho-shareerka.

    Maleeshiyaadka kooxaha Mushrikiinta ee xiriirka laleh Xabashida Itoobiya ayaa dhibaata ba'an ku haya hablaha muslimaadka ah ee ku dhaqan magaalada Guriceel Bartamaha dalka soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka kooxaha Mushrikiinta ee xiriirka laleh Xabashida Itoobiya ayaa dhibaata ba'an ku haya hablaha muslimaadka ah ee ku dhaqan magaalada Guriceel Bartamaha dalka soomaaliya.
Guriceel ayaa noqotay magaalo ay kasii nabaad guurayso sunnada Nabi Muxamed SCW kadib markii kooxahaasi suufida sheegta ay mamnuuceen dhammaan oogidda sunnada.

Masaajido caan ka ah Guriceel ayaa albaabada loo laabay kadib markii lagu eedeeyay in ay faafinayeen wax ay ugu yeereen Manhajka Wahaabiyada!.

Koontaroolka lagasoo galo magaalada waxaa ku yaal geed loogu magac daray geedka Indho-shareerka waa geed la dul saaro dhammaan niqaabka laga fiiqo hablaha muslimaadka ah.


Shabakadda Dalsoor ayaa warbixin ay geedkaasi ka diyaarisay kusoo bandhigtay wajiga dhabta ah ee kooxaha amxaara kalkaalka ah ee Guriceel maamulka iyo sida ay sunadda ula dagaalamayaan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items