Dhageyso:Caddeymo Halis ah Madaxda Dowladda Federaalka oo Hurinaya Dagaal Beeleedyada Soomaaliya.

Sunday July 20, 2014 - 14:42:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Caddeymo Halis ah Madaxda Dowladda Federaalka oo Hurinaya Dagaal Beeleedyada Soomaaliya.

    Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ayaa lagu eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan maleeshiya beeleedyada soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ayaa lagu eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan maleeshiya beeleedyada soomaalida.
Daahir Amiin Jeexoow oo ah xildhibaan dowladda Federaalka katirsan ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaare Cabdi Wali in ay hub iyo dhaqaale isugu dhiibeen beelaha ku dagaalamaya shabeelaha Hoose.

Waa caddeymo halistooda leh oo uu fakiyay Daahi Amiin Jeesoow xarakada Al Shabaab ayaa horay u sheegtay in dagaallada ka holcaya deegaanno Sh/Hoose katirsan ay mas’uul ka yihiin dowladda Federaalka iyo AMISOM.


Liibaan Jeexoow
SomaliMeMo
Muqdisho

[email protected]


Related Items