Dhageyso:Sheekh Xasan Takar oo ka hadlay Xeriirka ka dhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

Sunday July 20, 2014 - 15:22:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Xasan Takar oo ka hadlay Xeriirka ka dhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

    Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo nagu soo booqday idaacadda alfurqaan ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa yahuudu kawado Magaalada Gaza oo lagu dilay dad badan oo falastiiniyiin ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo nagu soo booqday idaacadda alfurqaan ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa yahuudu kawado Magaalada Gaza oo lagu dilay dad badan oo falastiiniyiin ah.

Sheekha waxa uu sheegay in imtixaanka heysta shacabka dulman ee falastiin ay daawanayaan xukaamta carbeed.

wuxuu xusay in yahuudu ay cagta saartay wadadii burburka iyadoo haatan wajahayso iska caabin xoogan islamarkaana jihaadiyiin ay kasoo baxeen Suuriya iyo Lubnaan.

Wareysiga sheekh Xasan Takar aynu ka qaadnay ayuu sidoo kale kaga hadlay xeriirka udhaxeeya Yahuuda iyo Itoobiya.

Dhagetso Wareysiga Sheekh Xasan Takar


Isha Maqalka:idaacadda Alfurqaan

Related Items