Daawo : Al-Kataa'ib oo Filim Kasoo saartay Dagaalladii Lagu Qabsaday Deegaanno ka tirsan Sh/hoose.

Saturday June 11, 2016 - 13:55:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 6
  • 8 3
  • Share via Social Media

    Daawo : Al-Kataa'ib oo Filim Kasoo saartay Dagaalladii Lagu Qabsaday Deegaanno ka tirsan Sh/hoose.

    Mu'asasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa baahisay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo howlgallo ay mujaahidiintu ka fuliyeen degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa baahisay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo howlgallo ay mujaahidiintu ka fuliyeen degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

Filimka oo lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriirta ayaa la daawan karaan ku dhawaad 40 daqiiqo wuxuuna wajiga ka faydayaa ha dhaqanka ku dhisan la shaqeynta shisheeyaha ee madaxda dowladda Federaalka soomaaliya iyo hoggaamiyaasha maamullada Itoobiya taabacsan ee kajira soomaaliya.

Qeyb kamid ah Filimka waxaa lagusoo gudbinayaa muuqaallo muujinaya Xasan Gurguurte,Cabdi Wali Gaas Axmed Madoobe iyo Shariif Sakiin oo ay dullaysanayaan shisheeyaha soomaaliya kusoo duullay.


Isdaarka oo ciwaankiisu yahay "Ruuxii Diintiisa bedela dila” ayaa lagusoo bandhigayaa dagaalladii ay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qabsadeen degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

inta filimku socdo waxaa lagu daawan karaa dagaallo culus oo dhaxmaraya ciidamada Al Shabaab iyo kuwa dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeeya.

Deegaanada Mubaarak iyo Yaaq-bariweyne oo mujaahidiintu furanayaan ayaa lagu daawanayaa filimka iyo sidoo kale furashadii degmada Awdheegle.

Sidoo kale isdaarka من بدل ديــنه فاقتلـــــوه ayaa muuqaal buuxda ka bixinaya ku dhaqanka shareecada islaamka ee kajira wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo Bartamaha soomaaliya,

Isdaarka ayaa ku baxaya laba luqadood oo kala ah  soomaali iyo Carabi

FG:hadaad qalbi jilcantahay Filimka waxaa kujira muuqaallo naxdin leh.

Halkan toos uga daawo Filimka MP3
Halkan ka degso Filimka oo Carabi ah MP4

Source:Alkataib Media








Related Items