Daawo:Dad Ka Badbaaday Xasuuq ay Ciidanka Itoobiya Ka Geysteen Gobolka Togdheer Ee Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Tuesday June 14, 2016 - 05:07:07 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dad Ka Badbaaday Xasuuq ay Ciidanka Itoobiya Ka Geysteen Gobolka Togdheer Ee Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq bahalnimo oo ciidanka Xabashida Itoobiya todobaadkii lasoo dhaafay ay ka geysteen deegaano katirsan gobolka Togdheer ee waqooyi galbeed soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq bahalnimo oo ciidanka Xabashida Itoobiya todobaadkii lasoo dhaafay ay ka geysteen deegaano katirsan gobolka Togdheer ee waqooyi galbeed soomaaliya.

Tobanaan ruux ayay Itoobiyaanku xasuuqeen iyagoona dhacay xoolo ay leeyihiin shacab soomaaliyeed,Xasuuqa ugu daran ayay Itoobiyaanku ka geysteen tuulada Jaamac dubad iyo deegaano kale oo hoos yimaad degmada Gaashaamo.

Saxafiga Cabdi Maalik Coldoon oo wareystay dadkii kasoo badbaaday xasuuqa ciidanka Itoobiya ka geysteen Jaamacad dubad ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan dadkii ku dhaawacmay xasuuqa ciidanka Itoobiya.


Hoos ka Daawo wareysiyo laga qaaday dadkii ka badbaaday Xasuuqa Xabashida Itoobiya




Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items