Daawo sawirada: Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Daah furay Tartanka Macaahidda Qabaa'ilka Jubbooyinka.

Thursday June 23, 2016 - 05:26:03 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo sawirada: Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Daah furay Tartanka Macaahidda Qabaa'ilka Jubbooyinka.

    Xaflada waxa kasoo qayb galay qaar kamid ah mas.uuliyiinta wilaayada Jubbooyinka oo uu ugu horeeyo Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa. Iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ee ku dhaqan degmada Jilib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflada waxa kasoo qayb galay qaar kamid ah mas.uuliyiinta wilaayada Jubbooyinka oo uu ugu horeeyo Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa. Iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ee ku dhaqan degmada Jilib iyo Marti sharaf kale.

Tartankan ayaa maanta waxa uu dhex marayay sadex ka mid ahaa Macaahida qabaailka ee ka furan gobalka, kuwaasoo kala ah Machadka Bilaal Binu Rabaax ee Beesha Jareer. Machadka Al-Huda ee Beesha Sheekhaal iyo Machadka Macalin Ibraahim Kabtool ee Beesha Dir.














Related Items