Sawiro+Dhageyso:Beesha Waceysle Abgaal Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Al Shabaab.

Sunday June 26, 2016 - 13:39:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawiro+Dhageyso:Beesha Waceysle Abgaal Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Al Shabaab.

    Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday mid ka mid ah deegaanada gobalka Galgaduud ee dhaca bartamaha dalka Somali ayaa beesha Waceysla oo ka mid ah beelweynta Abgaal Cusmaan islamarkaana qeyb ka ah beelaha dega gobalka Galgaduud waxey beesha wareej

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday mid ka mid ah deegaanada gobalka Galgaduud ee dhaca bartamaha dalka Somali ayaa beesha Waceysla oo ka mid ah beelweynta Abgaal Cusmaan islamarkaana qeyb ka ah beelaha dega gobalka Galgaduud waxey beesha wareejisay hub fara badan oo ay ugu tala gashay in lagula dagaalamo ciidamada shisheeye.



Hubkan oo ah ku dhawaad 30 qori ayaa beesha Waceysle qeybta degta degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud waxey ku wareejisay wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud.

Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub Cali oo goobta munaasabada ku sugnaay ayaa beesha kala wareegay hubkaasi’isagoona kaga mahadceliyay beesha Waceysla sida ay u sii xoojinayaan kaalinta kaga aadan dagaalka Jihaadka.



Sidoo kale goobta munaasabada waxaa ka hadlay qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceeldheer’iyagoona wacad ku maray iney sii xoojinayaan booska kaga aadan dagaalka ka dhanka ah  gumeysiga Itoobiya ee kusoo duulay dalka soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Waaliga WI Galgaduud.

Halkan Ka Dhageyso Odayaasha Iyo Waxgaradka Beesha Waceysle.

Hoos Ka Daawo Sawirada Hubka La Wareejiyay.

DSC02680DSC02692DSC02715DSC02717DSC02719DSC02720DSC02724DSC02728DSC02734DSC02793DSC02786DSC02768DSC02762DSC02754DSC02795DSC02801DSC02805DSC02809DSC02817DSC02828DSC02826DSC02823DSC02820DSC02818

Calamada.com


Related Items