Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Warbixin Ka Diyaarisay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Mpeketoni.

Tuesday July 22, 2014 - 17:44:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Warbixin Ka Diyaarisay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Mpeketoni.

    Duullaankii Mpeketoni ee xeebta Kenya ayaa saameyn ballaaran reebay waxaana ladhihi karaa waa duullaankii ugu ballaarnaa oo ay xarakada Al Shabaab ku qaaddo Kenya marka laga reebo weerarkii Westgate.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duullaankii Mpeketoni ee xeebta Kenya ayaa saameyn ballaaran reebay waxaana ladhihi karaa waa duullaankii ugu ballaarnaa oo ay xarakada Al Shabaab ku qaaddo Kenya marka laga reebo weerarkii Westgate.

Hadaba idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Al Shabaab ayaa warbixin xiisa leh ka diyaarisay saameynta uu yeeshay weerarkii Mpeketoni iyo saameynta uu Kenya ku reebay.

Halkan ka degso warbixinta MP3

Xigasho:Andalus

Related Items