Daawo:Mu'asasada Alkataa'ib Oo Baahisay Filimkii Westgate Mall Oo Ku Baxaya Luuqadda Soomaaliga.

Friday July 01, 2016 - 05:41:23 in Wararka by
  • Visits: 12364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Daawo:Mu'asasada Alkataa'ib Oo Baahisay Filimkii Westgate Mall Oo Ku Baxaya Luuqadda Soomaaliga.

    Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay Tarjamada Luuqada Soomaaliga ee Filimkii WestGate Mall.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay Tarjamada Luuqada Soomaaliga ee Filimkii WestGate Mall.



Filimkaan oo horay Loo baahiyey Isagoo ku baxaya Luuqadaha English-ka iyo Carabiga ayaa hadana waxay Mu’asasada Alkataa’ib iyo Idaacada Islaamiga Andalus u suuragashay in filimkaas loo tarjamo luuqada Soomaaliga si loogu fududeeyo dadka Soomaaliga ah.

Filimkan ayaa xambaarsan fariimo Muhiim ah oo ku socda Muslimiinta Soomaaliya ku nool, kuwa NFD iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku dhaqan gobolka xeebta ee Mombasa.



Sidoo kale Filimku wuxuu ka hadlayaa gabood fallada soo jireenka ah ee dowladda Kenya kula kacayo Muslimiinta gobolka, Iyadoo sidoo kalena weerarkii Westgate lagu tilmaamay mid qisaas u ahaa gabood fallada Ciidanka  Kenya ku hayaan Muslimiinta.

Ugu dambeyntii filimka ayaa ku baaqaya weeraro la mid ah kuwii Westgate Mall oo kale oo lagu beegsanayo xarumaha Yahuudda, Mareykanka, iyo Ingiriiska.

Halkan toos uga daawo Filimka
Halkan ka degso Filimka MP4

Halkaan ka degso Filimka oo ku baxaya luuqada Soomaaliga.

XIGASHO:Telegramka Idaacada Islaamiga Andalus

Related Items