DAAWO SAWIRADA: Sidee Looga Ciiday Degmada Jannaale Ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose.

Wednesday July 06, 2016 - 22:24:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRADA: Sidee Looga Ciiday Degmada Jannaale Ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose.

    Degmada Jannaale ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Jannaale ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.

Dhamaan dadweynaha ayaa isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla magaalada, iyagoona si wadajir ah halkaas ugu tukaday salaadda ciidda.


Waaliga Wilaayada Islaamiga ee Sh/hoose Sheekh Abuu Usaama ayaa dadka dadka muslimiinta kala hadlay fagaaraha lagu tukanayey Salaadda, Waxaana uu jeediyey kalimad muhiim ah oo uu kula hadlayey muslimiinta ku dhaqan wilaayada Islaamiga.


Dadweynaha isugu yimid fagaaraha ayaa muujinayey dareen farxadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda ku aadan munaasabadda ciidda, Waxayna isugu hambalyeeynayeen maalintan qiimaha badan.



Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Sidii maanta looga ciiday degmada Jannaale.

DSC07363 DSC07367 DSC07369 DSC07371 DSC07372 DSC07395 DSC07399 DSC07403 DSC07410 DSC07411 DSC07418 DSC07428 DSC07442 DSC07456 DSC07463

Related Items