Daawo:Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Xarardheere Ee Wilaayada Mudug.

Wednesday July 06, 2016 - 23:05:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Xarardheere Ee Wilaayada Mudug.

    Degmada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.


Dhamaan dadweynaha ayaa isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla magaalada, iyagoona si wadajir ah halkaas ugu tukaday salaadda ciidda.

Mus’uuliyiin ka tirsan mujaahidiinta ayaa dadka muslimiinta kala hadlay fagaaraha lagu tukanayey Salaadda.

Dadweynaha isugu yimid fagaaraha ayaa muujinayey dareen farxadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda ku aadan munaasabadda ciidda, Waxayna isugu hambalyeeynayeen maalintan qiimaha badan.



Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Sidii maanta looga ciiday degmada Jannaale.

DSC00208 (Copy)DSC00213 (Copy)DSC00216 (Copy)DSC00218 (Copy)DSC00223 (Copy)DSC00224 (Copy)DSC00231 (Copy)DSC00243 (Copy)DSC00265 (Copy)DSC00277 (Copy)DSC00281 (Copy)DSC00285 (Copy)DSC00294 (Copy)DSC00308 (Copy)DSC00315 (Copy)DSC00331 (Copy)DSC00345 (Copy)DSC00366 (Copy)DSC00392 (Copy)DSC00394 (Copy)DSC00402 (Copy)

Related Items