Dhageyso:Haweenay Jaasuusnimo Lagu Helay oo lagu Dilay Degmada Diinsoor.

Wednesday July 23, 2014 - 14:10:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Haweenay Jaasuusnimo Lagu Helay oo lagu Dilay Degmada Diinsoor.

    Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay Fagaara kuyaal magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaasi oo xukun daldalaad ah lagula fulinayay haweenay lagu helay falal jaasuusnimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqaalka sare ee magaalada Diinsoor
Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay Fagaara kuyaal magaalada Diinsoor ee gobolka Bay halkaasi oo xukun daldalaad ah lagula fulinayay haweenay lagu helay falal jaasuusnimo.

Maxkamadda maamulka islaamiga Bay iyo Bakool ayaa xukun ku ridday haweenay magaceeda lagusoo gaabiyay Faadimo Cabdi taasi oo ku eedaysan in ay jaasuus u aheyd ciidanka gumeysiga Itoobiya iyo dowladda Federaalka.

Qaadiga Maxkamadda oo fagaare kuyaal Diinsoor ka akhriyay xukunka lagu riday faadumo ayaa sheegay in caddeymo waafi ah lagu helay haweenaydan oo loosoo carbiyay dilka saraakiisha mujaahidiinta iyo faafinta sirta muslimiinta.

Halkan ka dhageyso War lagasii daayay idaacadda Andalus ee Afka Al Shabaab ku hadasha MP3

Related Items