Suldaan Gar Yare "Meel Xun Ayuu Marayaa Xiriirka Mareykanka Iyo Turkiga" Dhageyso.

Wednesday July 20, 2016 - 12:04:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Gar Yare "Meel Xun Ayuu Marayaa Xiriirka Mareykanka Iyo Turkiga" Dhageyso.

    Suldaan Maxamad Gar yare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda wadanka Turkiga iyo saameynta uu yeeshay isku daygii Afgambi ee lagu doonayay in lagula wareego talada wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamad Gar yare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda wadanka Turkiga iyo saameynta uu yeeshay isku daygii Afgambi ee lagu doonayay in lagula wareego talada wadankaasi.



Wuxuu sheegay in Mareykanka iyo Ruushku ka dambeeyaan Inqilaabkii Fashilmay imikana uu meel xasaasi ah marayo cilaaqaadkii ka dhaxeeyay Turkiga iyo Mareykanka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay inwax walba ay sii kala cadaan doonaan go’aanka kama dambeysta ah ee uu Mareykanku ka qaato codsiga madaxweynaha Turkiga ee ahaa inuu Mareykanku soo dhiibo wadaadka lagu magacaabo Gulen oo ku nool dalkaas lana tuhmay.



Halkan Ka Dhageyso Suldaan Maxamad Gar Yare


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items