Dhageyso: Muxaadaro Ka Hadlaysa Arkaanta iyo Waajibaadka Xajka Waxaa Jeedinaya Sheekh Max'med Jamaal.

Wednesday August 30, 2017 - 06:05:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxaadaro Ka Hadlaysa Arkaanta iyo Waajibaadka Xajka Waxaa Jeedinaya Sheekh Max'med Jamaal.

    Dad badan ayaa u diyaar garoobaya in ay gutaan waajibaadka xajka si Allaah ugu dembi dhaafo ha yeeshee waxaa laga yaabaa in ay ku jiraan kuwa aan aqoon u lahayn qaabkii ay waajibaadkaas weyn u guda lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad badan ayaa u diyaar garoobaya in ay gutaan waajibaadka xajka si Allaah ugu dembi dhaafo ha yeeshee waxaa laga yaabaa in ay ku jiraan kuwa aan aqoon u lahayn qaabkii ay waajibaadkaas weyn u guda lahaayeen.


Sheekh Max'med Jamaal oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa jeediyay muxaadaro qiima badan oo uu uga hadlayo arkaanta iyo waajibka xajka.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada MP3

Related Items