Dhageyso:Siyaasiyiin Faaqiday Lacagta La gala Baxay Bankiga Dhexe.

Tuesday August 30, 2016 - 11:51:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Siyaasiyiin Faaqiday Lacagta La gala Baxay Bankiga Dhexe.

    Murun ku aaddan eedaymo Musuq Maasuq iyo xatooyo ayaa ka dhax aloosan hoggaanka dowladda Federaalka ee la shaqeeya ciidamada gumeysiga ee soomaaliya kusoo duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murun ku aaddan eedaymo Musuq Maasuq iyo xatooyo ayaa ka dhax aloosan hoggaanka dowladda Federaalka ee la shaqeeya ciidamada gumeysiga ee soomaaliya kusoo duulay.

Bankiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa dhowaan  lagala baxay Lacag ka badan Nus Milyan Doolarka Maraykanka ah.

Lacagta la xaday ayaa kusoo beegantay xili xasaasi ah oo loo diyaar garoobayo Doorashada madaxtinimada dowlada Federaalka.

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa sheegay in lacagta ay kaga shaki qabaan inuu la baxay Nin Bankiga ka shaqeynayay oo markii dambe dibadda u baxsaday.

Siyaasiyiinta Ku sugan Muqdisho ayaa shaki weyn ka muujinaya in lacagtaasi loo adeegsan doono doorashada soo socota.


Hadaba Lacagta la xaday iyo Musuqmaasuqa Dowladda ka jira  waxaa Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali Daacuun) iyo Cabduqaadir Cali Yarow muddo sanada ah kusoo dhax jiray siyaasadda is jiid jiidka ku dhisan ee DF-ka.

Halkan ka degso Wareysiga Siyaasiyiinta MP3


Isha Maqalka: Idaacadda Alfurqaan

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
somalimemo@gmail.com

Related Items