Dhageyso: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Maalinta Carafo iyo Sunnada Udxiyada Waxaa Jeedinaya Sheekh Abuu Muslim.

Friday August 09, 2019 - 14:39:47 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Maalinta Carafo iyo Sunnada Udxiyada Waxaa Jeedinaya Sheekh Abuu Muslim.

    Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1440 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas waxay leedahay fadli dheeri ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1440 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas waxay leedahay fadli dheeri ah.

Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ku baraarujinaynaa in ay ka faa’iidaystaan maalintan kheyrka badan.

Sheekh Abuu Muslim oo kamid ah culimaa’udiinka soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad qiima badan oo ku saabsan kheyrka 10-ka maalmood ee bishan Carafo isagoona sharaxaad dheeri ah ka bixiyay sunanka laga doonayo muslimiinta maalmaha 9-aadka iyo 10-aad.



Halkan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim MP3

Image result for ‫يوم عرفة‬‎

Related Items