Daawo Sawirro:Sida Looga Looga Ciiday Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.

Monday September 12, 2016 - 20:06:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro:Sida Looga Looga Ciiday Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.

    Dhammaan bulshada muslimiinta ee ku nool magaalada Mubaarak ayaa saaka si wayn isug soo baxday si ay u gutaan salaadda ciidda oo goob fagaare ah loo diyaariyay, fagaarahaasi oo aad u qurux badnaa oo ahaa dhul beeralay ay ku hareeraysan yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan bulshada muslimiinta ee ku nool magaalada Mubaarak ayaa saaka si wayn isug soo baxday si ay u gutaan salaadda ciidda oo goob fagaare ah loo diyaariyay, fagaarahaasi oo aad u qurux badnaa oo ahaa dhul beeralay ay ku hareeraysan yihiin.

Mubaarak waa meelaha khudaarta ugu badan soomaaliya laga dhoofiyo waxayna caan ku tahay beeraha oo bulshadu sida ugu fiican ay uga faa’idaysteen.




Related Items