Daawo: Mahrajaan Islaami ah oo Ka Dhacay Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/hoose.

Tuesday September 13, 2016 - 09:26:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Mahrajaan Islaami ah oo Ka Dhacay Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/hoose.

    Maalintii 2-aad ayay Muslimiinta caalamka udabaal degayaan munaasabadda Ciiddul adxaa ee Barakaysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalintii 2-aad ayay Muslimiinta caalamka udabaal degayaan munaasabadda Ciiddul adxaa ee Barakaysan.



Dalka Soomaaliya dabaal degyo loogu damaashaadayo munaasabadda Ciidda ayaa si habsami leh uga socda, wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka ayay shacabku si rayn rayn leh u ciidayaan.

Mahrajaanno islaami ah ayaa ka dhacay degmooyin iyo deegaanno katirsan wilaayaatka, mahrajaan ay kumanaan shacab ah kasoo qeyb galeen ayaa ka dhacay deegaanka Mubaarak ee gobolka shabeellaha Hoose.



Maharajaanka ayaa lagusoo bandhigay ciyaara kala duwan sida Orodka,Bootinta,Fallaarta mootooyinka IWM ah.

Hoos Ka Daawo sawirrada Fantasiyaha Mubaarik.

fantasiyo-mubaarak1fantasiyo-mubaarak2fantasiyo-mubaarak3fantasiyo-mubaarak4fantasiyo-mubaarak5fantasiyo-mubaarak6fantasiyo-mubaarak7fantasiyo-mubaarak8fantasiyo-mubaarak9fantasiyo-mubaarak10fantasiyo-mubaarak11fantasiyo-mubaarak12fantasiyo-mubaarak13fantasiyo-mubaarak14fantasiyo-mubaarak15fantasiyo-mubaarak16fantasiyo-mubaarak17fantasiyo-mubaarak18fantasiyo-mubaarak19fantasiyo-mubaarak20fantasiyo-mubaarak21fantasiyo-mubaarak22fantasiyo-mubaarak24fantasiyo-mubaarak25fantasiyo-mubaarak26fantasiyo-mubaarak27fantasiyo-mubaarak28

 






 

Related Items