Daawo Sawirro: Shacabka Magaalada Jilib oo Si aan Horay loo Arag Ugu Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Tuesday September 13, 2016 - 18:05:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Shacabka Magaalada Jilib oo Si aan Horay loo Arag Ugu Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Waxaa maalintii labaad ka socda magaalooyinka wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya dabaal degyo ay dhigayaan shacabka muslimiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maalintii labaad ka socda magaalooyinka wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya dabaal degyo ay dhigayaan shacabka muslimiinta ah.



Magaalada Jilib ee katirsan gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay Mahrajaan Islaami ah oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan qof, fagaaraha weyn magaalada Jilib ayaa lagusoo bandhigay ciyaaro kala duwan waxaana munaasabadaasi ka qeyb galay mas'uuliyiin katirsan wilaayada oo uu kamid ahaa Sheekh Max'med Abuu Cabdalla.

Halkan Ka Daawo sawiradda

1529_6-6-2014-0-7-24sony-dsc-w5104000x30001919_9-13-2016-0-9-8fujifilm-finepix-av2004288x32162084_9-12-2016-23-44-18fujifilm-finepix-av2004288x32167018_6-6-2014-0-21-18sony-dsc-w5104000x30007020_6-6-2014-0-21-38sony-dsc-w5104000x30007786_6-6-2014-0-15-6sony-dsc-w5104000x30009156_9-13-2016-0-6-38fujifilm-finepix-av2004288x321610767_9-13-2016-0-9-52fujifilm-finepix-av2004288x321611030_6-6-2014-0-17-30sony-dsc-w5104000x300011035_6-6-2014-0-8-2sony-dsc-w5104000x300011037_6-6-2014-0-8-28sony-dsc-w5104000x300011049_9-12-2016-22-54-44fujifilm-finepix-av2004288x321611050_9-12-2016-22-56-26fujifilm-finepix-av2004288x321611353_6-6-2014-0-5-22sony-dsc-w5104000x3000dscf2150dscf2191dscf2194dscf2216dscf2224dscf2278


 


Related Items