Daawo: Neef Lo' ah oo Markii la Gowracay Si Qumaati ah u istaagay Ayaa ka Yaabiyay Malaayiin Qof.

Monday September 19, 2016 - 09:57:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Neef Lo' ah oo Markii la Gowracay Si Qumaati ah u istaagay Ayaa ka Yaabiyay Malaayiin Qof.

    Waxay aheyd arrin la yaab iyo fajac ku noqotay malaayiin qof oo ku nool caalamka dushiisa kadib markii neef lo' ah oo la gowracay uu lugihiisa ku istaagay uuna ka dhaqaaqay kawaankii lagu gowracay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay aheyd arrin la yaab iyo fajac ku noqotay malaayiin qof oo ku nool caalamka dushiisa kadib markii neef lo' ah oo la gowracay uu lugihiisa ku istaagay uuna ka dhaqaaqay kawaankii lagu gowracay.

Baraha bulshadu ku kulanto ayaa lasoo geliyay Video muujinayay dad muslimiin ah oo gowrac ku jiidaya neef lo’ ah oo loo malaynayo in uu yahay dabi kadibna si qumaati ah ayuu uga cararay goobtii lagu gowracay.

In kabadan 3 Milyan oo qof ayaa daawatay Video-ga oo amakaag iyo layaab ku noqday dadkii goobta ku sugnaa, neefka lo’da ah oo medebkiisu cadyahay ayaa Video-ga lagu daawan karaa isagoo caasha laga gowracay oo dhiiggu ka da’ayo islamarkaana ordaya oo tobaneeyo qof isku dayayaan in ay dib ugu celiyaan goobta Gowraca.


Arrinta ugu cajiibka badan ayaa ah mar labaad iyo mar sedaxaad ayaa la gowracayaa neefka heer lagu sigto in qoorta dhan laga jaro balse ma hakanayo oo isagoo gowracan dhuuntuna go’antahay ayuu mar walba ka istaagayaa kawaankii lagu gowracay.

سبحان الله هذه آية من آيات الله المو ت والحياة بيده وحده دون غيره فاعتبر أيها الإنسان

Hoos Ka Daawo Video-ga Cajiibka ah ama Guji Halkan


Related Items