Daawo Sawirro: Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Oo Kanaal Ka Dhisaya Wabiga Jubba Ee Mara Magaalada Kamsuuma.

Monday September 19, 2016 - 17:20:15 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Oo Kanaal Ka Dhisaya Wabiga Jubba Ee Mara Magaalada Kamsuuma.

    Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin dhulka hodanka ee allah uu kumaneystay umada Soomaaliyeed waxaana ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu hormariyo beeraha iyo kafaa'iideysiga biyaha wabiga Jubba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin dhulka hodanka ee allah uu kumaneystay umada Soomaaliyeed waxaana ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu hormariyo beeraha iyo kafaa'iideysiga biyaha wabiga Jubba.

Wilaayada islaamiga ah ee taabacsan Xarakada Al Shabaab  ayaa kanaal cusub oo waraabin doona dhul dhan illaa 40 Km dhulbeereed iyo tuulooyin ah biyo siin ka billowday degmada Kamsuuma, dhismaha waxa uu ka bilowday halka loo yaqano garasmaakatada oo ah duleedka degmada Kamsuuma.

Howsha ayaa usocota si qurux badan dadka deegaankana  siweyn ayay ugu wada farxeen dadaalada ay wilaayadu waddo ,waxaa la arkayaa dhismaha kanaalka iyo sida wacan ee howshu ay kusocoto.



DSC09357DSC09358DSC09359DSC09361DSC09363DSC09364DSC09365DSC09366DSC09367DSC09368DSC09370DSC09371DSC09372DSC09373DSC09376DSC09378DSC09379DSC09381DSC09382DSC09383DSC09384


Related Items