Daawo: Xasuuq Ba'an oo ku Socda Shacabka Magaalada Xalab ee Wadanka Suuriya.

Sunday September 25, 2016 - 07:00:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xasuuq Ba'an oo ku Socda Shacabka Magaalada Xalab ee Wadanka Suuriya.

    Wadanka Suuriya wali waxaa kasii socda xasuuqa la sharciyeeyay ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Suuriya wali waxaa kasii socda xasuuqa la sharciyeeyay ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah.

Wararka ka imaanaya magaalada Xalab ee waqooyiga Xalab dhacda ayaa sheegaya in duqeymo bahalnimo ah oo ay gaysteen diyaaradaha dagaalka dowladda Ruushka iyo kuwa Nidaamka ay ku dhinteen in kabadan 120 qof shacab ah.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in diyaaradaha Ruushka ay tuurayeen Bambaanooyin sumaysan sida Foosfoorka oo mamnuuc ka ah in bani’aadamka loo adeegsado.

Ragga Firfircoon ee soo tabiya kacdoonka Suuriya ayaa sheegay in xasuuqii shalay uu gallaaftay haween iyo carruur, Telefeshinka lagasii daayay Telefeshinka Afka Carabiga ku hadlaya ayaa lagu faaqidda cidda mas’uulka ka ah baabi’inta shacabka magaalada Xalab.


FG: Hablo qaawan iyo Music ayaa kujira Barnaamijka


Related Items