Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Kacdoonka Itoobiya iyo Saameynta ay Yeesheen Kacdoonada ay dhigayaan Qowmiyadda Oromada.

Thursday October 06, 2016 - 11:24:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Kacdoonka Itoobiya iyo Saameynta ay Yeesheen Kacdoonada ay dhigayaan Qowmiyadda Oromada.

    Indhaha caalamka ayaa kusii jeeda wadanka Itoobiya oo ay ka socdaan kacdoonno shacbi ah oo lagu diidanyahay taliska Tigreega ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Indhaha caalamka ayaa kusii jeeda wadanka Itoobiya oo ay ka socdaan kacdoonno shacbi ah oo lagu diidanyahay taliska Tigreega ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa.
Xukuumadda kaligii taliska waxay isku dayaysaa in ay dafirto xaqiiqda ka taagan gudaha wadanka waxayna warbaahinta caalamiga ah ka mamnuucday in ay warar kasoo tabiyaan dhacdooyinka xasaasiga ah.

Xasuuqii dhowaan ay melleterigu kula kaceen dibad baxayaasha Oromada ayay wasaaradda arrimaha gudaha Itoobiya ku tilmaamntay isbuurasho iyadoona ku dhawaaqday maalmo baroor diiq ah.

Mucaaradka dibad joogga Itoobiya ayaa tallaabada xukuumaddu qaadday ku tilmaamay isku day indha la'aan ah marka loo eego sida ay ula tacaamushay dhacdooyinkii waaweynaa ee dalka ka dhacay.


Aqoon yahan Cabdulaahi Cali Hiirad oo aad ula scoda xaaladda itoobiya iyo dibad baxdayada oromada iyo amxaaradu dhigayaan ayaa u waramay Idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxaanu ka faaleeyay sida xaajadu u eg tahay iyo suurtagalnimada in kacdoonka Itoobiya guuleysto.

Halkan ka degso Wareysiga Hiiraad MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
somalimemo@gmail.com

Related Items