Wariye Booqday Magaalada Tayeegloow Kadib Markii laga Xureeyay Ciidamada Gumeysiga Xabashida.

Saturday October 29, 2016 - 10:06:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Booqday Magaalada Tayeegloow Kadib Markii laga Xureeyay Ciidamada Gumeysiga Xabashida.

    Magaalada Tayeegloow ee Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor xuroowday gumeysiga ciidamada Xabashida Itoobiya kuwaasi oo ku dhawaad 3 sanadood xoog ku joogay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Tayeegloow ee Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor xuroowday gumeysiga ciidamada Xabashida Itoobiya kuwaasi oo ku dhawaad 3 sanadood xoog ku joogay.

Tayeegloow oo ah magaalo istiraatiiji ah dib uqabsashadeeda waxay awood dheeri ah siinaysaa xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Hadaba markii ugu horraysay waxaa magaaladaasi gaari wariye Nuur Cali Warsame (Abuu Sheyba) oo katirsan Idaacadda Andalus.

Wariyaha ayaa ka sheekeeyay muuqaalka Tayeegloow kadib sedax sanadood oo ay gacanta Itoobiya kujirtay.

Halkan ka dhageyso Wariye Abuu Sheyba oo Tayeeglow ku sugan MP3


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items