Daawo:Video Saameyn Ballaaran Reebay, Sheekh Cabdalla Al Muxeysini oo istish-haadi Sagootinaya.

Sunday October 30, 2016 - 08:17:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Video Saameyn Ballaaran Reebay, Sheekh Cabdalla Al Muxeysini oo istish-haadi Sagootinaya.

    Sheekha Mujaahidka Muhaajirka ah Dr. Cabdalla Al Muxeysini ayaa kaalin weyn ka qaadanaya dagaalka xooggan ee ka socda magaalada Xalab kaasi oo la doonayo in hareereynta looga qaado magaalada Xalab ee Waqooyiga Suuriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

الشيخ المحيسني مع الاستشهادي يونس القرعاوي
Sheekha Mujaahidka Muhaajirka ah Dr. Cabdalla Al Muxeysini ayaa kaalin weyn ka qaadanaya dagaalka xooggan ee ka socda magaalada Xalab kaasi oo la doonayo in hareereynta looga qaado magaalada Xalab ee Waqooyiga Suuriya.

Al Muxeysini ayaa Channel-ka uu ku leeyahay Barta Telegram-ka wuxuu ku faafiyay Video saameyn badan reebay oo uu kasoo muuqanayo isagoo sagootinaya Mid kamida dagaalyahanada Istish-haadiyiinta ee kasoo jeeda dalka Sacuudiga.

Istish-haadiga Yuunis Al-qarcaawi ayaa sheikh Muxeysini u wakiishay in uu jeediyo dardaarankii uu u diri lahaa ehelkiisa daqiiqado ka hor intii uusan weerar naf-hurnimo ku qaadin mid kamida saldhigyada ciidamada Nidaamka Nuseyriga.


Video-gan oo lagu baahiyay baraha Internetka wuxuu qiira geliyay kumanaan qof muslimiin ah.

Dagaalyahanada kasoo jeedo dhulka xarameynka ee ka jihaadaya wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa ah kuwa ugu ad-adag saaxaadka dagaalka waxayna ku tartamayaan camaliyaadka istish-haadiga ah.



Source: Youtube

Related Items