Daawo:Amiirka Ansaaru Shareecah oo Saxaafadda Kula Hadlay Saldhigii Ugu Dambeeyay Ee Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

Thursday July 31, 2014 - 13:15:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Amiirka Ansaaru Shareecah oo Saxaafadda Kula Hadlay Saldhigii Ugu Dambeeyay Ee Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

    Ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah wadanka Liibiya ayaa guulo waaweyn ka gaaray dagaallo tobankii maalmood ee lasoo dhaafay ay uga jireen magaalada Banqaazi ee bariga Liibiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheikh Mohammed Alzahawi Amiirka Ansaaaru Shareecah
Ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah wadanka Liibiya ayaa guulo waaweyn ka gaaray dagaallo tobankii maalmood ee lasoo dhaafay ay uga jireen magaalada Banqaazi ee bariga Liibiya.

Ansaaru Shareecah iyo xulufadeeda kale ee Islaamiga ah waxay qabsadeen saldhiggii ugu dambeeyay ee maleeshiyaadka Khaliifa xaftar ay ku lahaayeen magaalada Banqaazi ee Bariga Liibiya dhacda.

Sheekh Max’med Alzahaawi amiirka Ansaaru shareecah ayaa saxaafadda kula hadlay saldhiggii ugu dambeeyay oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Xaftar.

Related Items