Dhageyso: Suldaan Garye oo Falanqeeyay Kaalinta Dowladda Imaaraadka Carabta ku leedahay Duullaanka Soomaaliya.

Tuesday November 01, 2016 - 11:45:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Suldaan Garye oo Falanqeeyay Kaalinta Dowladda Imaaraadka Carabta ku leedahay Duullaanka Soomaaliya.

    indheer garadka soomaaliyeed ayaa falanqeeyay shir wadanka Imaaraadka Carabta ay ku yeesheen hoggaamiyaasha dabadhilifyada soomaalida iyo dowladaha dusha sare ka maamula DF-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Garyare wuxuu falanqeeyaa arrimaha siyaasadda isagoo ku sugan wadanka Sweeden
indheer garadka soomaaliyeed ayaa falanqeeyay shir wadanka Imaaraadka Carabta ay ku yeesheen hoggaamiyaasha dabadhilifyada soomaalida iyo dowladaha dusha sare ka maamula DF-ka.

Suldaan Maxamed Garyare oo ay wareysatay Idaacadda Alfurqaan ayaa taxliilay shirka shalay lasoo gebagabeeyay ee dhaxmaray Hoggaamiyayaasha Maamul Gobaleedyada Dalka iyo Madaxda Imaaraadka.

Garyare ayaa Sheegay imaaraadku in ay qeyb ka yihiin dalalka Xulufada Maraykanku horkacaya ku saacidaya duullaanka ka dhanka wadamada islaamka gaar ahaan Mujaahidiinta.

Waxa uu sheegay in xitaa dalka Soomaaliya faragalinta Lagu haayo ay kaalin weyn ku leeyihiin imaaraadka Carabta oo ah dal leh ilo dhaqaale oo aad u xooggan.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Suldaan Garyare MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items