Sawirro: Xaflad Lagu Furayay Machadka Qurduba oo Ka Dhacday Magaalada Jilib.

Sunday November 06, 2016 - 10:43:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xaflad Lagu Furayay Machadka Qurduba oo Ka Dhacday Magaalada Jilib.

    Labo maalin ka hor waxa magaalada Jilib lagu qabtay xaflad ujeedkeedu ahaa furitaanka Machad loogu talay galay in lagu barto Culuumta Sharciga iyo Maamulka, kaasi oo lagu magacaabo Qurduba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labo maalin ka hor waxa magaalada Jilib lagu qabtay xaflad ujeedkeedu ahaa furitaanka Machad loogu talay galay in lagu barto Culuumta Sharciga iyo Maamulka, kaasi oo lagu magacaabo Qurduba.


Machadkan oo hore uga furnaa wilaayada Galgaduud ayaa markii u horreysay xarun ka furtay magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka, waxana aad usoo dhaweeyay bulshada ku nool magaalada Jilib oo haatanba ardaydoodu ay wax barasho ka bilaabeen machadka.

Daawo Sawirada.

qurduba3qurduba4qurduba6qurduba7qurduba8qurduba9qurduba2qurduba1

 

 



Related Items