Obama Muxuu Uxiri La'yahay Xabsiga Guwantanama Ee Fadeexadda Ku Caanbaxay Dhageyso Warbixin.

Thursday June 12, 2014 - 11:16:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Obama Muxuu Uxiri La'yahay Xabsiga Guwantanama Ee Fadeexadda Ku Caanbaxay Dhageyso Warbixin.

    Xabsiga fadeexadda ku caanabaxay ee Guwantama ee kuyaal gacanka Kuba ayaa 12 sana jirsay waa xabsi si loogu tacdiibiyo maxaabiista muslimiinta ee loo heysto dambiyada waxa loogu yeero Argagaxisada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xabsiga fadeexadda ku caanabaxay ee Guwantama ee kuyaal gacanka Kuba ayaa 12 sana jirsay waa xabsi si loogu tacdiibiyo maxaabiista muslimiinta ee loo heysto dambiyada waxa loogu yeero Argagaxisada. Xabsiga fadeexadda ku caanabaxay ee Guwantama ee kuyaal gacanka Kuba ayaa 12 sana jirsay waa xabsi si loogu tacdiibiyo maxaabiista muslimiinta ee loo heysto dambiyada waxa loogu yeero Argagaxisada.

Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa waqtigii uu doorashada gelayay sanaddii 2009 balan qaaday in xabsigaasi xumeeyay sumcadda Mareykanka uu albaaba isugu laabi doono balse taasi madhicin oo Guwantanamo wali muslimiinta ayaa lagu tacdiibiyaa.

Su’aashu waxay tahay Obama Muxuu u xiri la’yahay Guwantama?.


Halkan ka dhageyso Warbixin Andalus ka diyaarisay Guwantama MP3

Related Items