Daawo: Alkata'ib oo Soo Saartay Video Cusub oo Lagusoo Bandhigayo Jaajuus u Shaqeynayay Dowladaha Mareykanka iyo Rwanda,

Monday November 21, 2016 - 09:41:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 14627
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Alkata'ib oo Soo Saartay Video Cusub oo Lagusoo Bandhigayo Jaajuus u Shaqeynayay Dowladaha Mareykanka iyo Rwanda,

    Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybta 7-aad ee silsiladda هم العدو فاحذرهم oo lagusoo bandhigo kooxaha Jawaasiista ah ee Mareykanka iyo xulufadiisa ku gaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybta 7-aad ee silsiladda هم العدو فاحذرهم oo lagusoo bandhigo kooxaha Jawaasiista ah ee Mareykanka iyo xulufadiisa ku gacan siiya dilka Hoggaamiyaasha Jihaadka Soomaaliya.

Isdaarkaan cusub waxaa lagusoo Bandhigayaa Jaasuus kasoo jeeda dalka Tanzania kaasi oo gacanta lagusoo dhigay isagoo u basaasaya dowlado shisheeye islamarkaana ka shaqeynayay sidii uu shirqool ugu maleegi lahaa mujaahidiinta.

Ninkan Tanzaaniyaanka Jaasuuska ah wuxuu u basaasayay dowladaha Rwanda iyo Mareykanka balse qeybta amniga Shabaabul Mujaahidiin ayaa gacanta ku dhigtay isagoo shirqoollo maleegaya ugu dambeyntiina waxaa lagu dilay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.


Jaasuuskan lasoo bandhigay ayuu cadawgu u igmaday in uu gacan geliyo Rag Muhaajiriin ah oo ku sugan gudaha dalka Soomaaliya isagoo Video-ga ku qiranaya in uu dhinacyo cadaw ah ka qaatay lacag dhan 4000$.

Halkan ka degso Video-ga  oo Soomaali ah MP4


Halkan ka dhageyso Video English and Sawihili MP4

Hoos ku Daawo Youtube English and Swahili



Hoos ku Daawo Youtube Soomaali



Source: Al-kata'ib Media

Related Items