Daawo Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka iyo Gaari Tiknika Ah oo Lagusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Gobolka Sh/Hoose.

Monday November 28, 2016 - 18:59:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka iyo Gaari Tiknika Ah oo Lagusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Gobolka Sh/Hoose.

    Xarakada Al Shabaab ayaa soo Bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Federaalka iyo gaari dagaal+hubkii ay wateen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaari dagaal oo lagala goostay DF-ka ayaa Kuunyo Barrow lagusoo Bandhigay
Xarakada Al Shabaab ayaa soo Bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Federaalka iyo gaari dagaal+hubkii ay wateen.



Boqolaal Ruux oo katirsan dadka ku dhaqan gobolka  Shabeellaha hoose ayaa fagaare weyn oo ku yaala magaalada Kuunya-barrow kusoo dhaweeyay labo Askari oo towbad keen ah, kuwaas oo kasoo tagay ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Baraawe oo ay xoog ku joogaan ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Labada Askari oo lasoo goostay gaari Cabbdi bile ah oo uu ku xiranyahay qoriga Dashiikaha, iyo hub kala duwan oo uu ku jiro PKM, RBG, AK47 Iyo rasaas kala duwan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha, waxaana labada Askari laga dheeehanayay farxadooda ku aadan kusoo laabashada diinta Islaamka.












Related Items