Sawirro: 40 Qof oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Gobolka California Ee Dalka Mareykanka.

Sunday December 04, 2016 - 07:29:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: 40 Qof oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Gobolka California Ee Dalka Mareykanka.

    Maamulayaasha wadanka Mareykanka ayaa sheegay in tobanaan qof ay ku dhinteen dab xooggan oo ka kacay gobolka California oo kamid ah gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulayaasha wadanka Mareykanka ayaa sheegay in tobanaan qof ay ku dhinteen dab xooggan oo ka kacay gobolka California oo kamid ah gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

Xaakimka gobolka California ayaa warbaahinta u sheegay in ku dhawaad 40 qof ay ku dhinteen dab ka kacay goob Music ay ku tumayeen kooxo fanaaniin American ah.

Taliyaha Booliska magaalada Okland ayaa sheegay in dabka oo baabi’iyay istuudiyoow ay kooxo fanaaniin ah ku sugnaayeen ay 9 qof ku dhinteen balse markii dambe khasaaraha dhimashada uu 40 qof gaaray.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in holaca dabka ka dhashay uu qabsaday dhismayaal badan oo kuyaal magaalada Okland, gaadiidka dab damiska ayaa gaaray goobta dabku ka kacay balse kuma guuleysan in ay xakameeyaan dabka.


Munaasabad tumasho ah oo ay soo abaabushay shirkadda Facebook ayaa isku bedeshay goob gubatay iyadoona ay dhinteen tobaneeyo qof.

Dowladda Mareykanka waxay sheegtay in dadka ka badbaaday dabka ay ku baxsadeen hal irid oo kuyaal dabaqa dabku ka kacay waxaana laga cabsi qabaa in ay gubasho u dhintaan tobaneeyo qof oo ku xayiran dabaqyada sare ee goobta.

حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا
حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا
الأستوديو كان يستضيف حفلا لفرقة 'جولدن دونا' للموسيقى الإلكترونية
حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا
حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا
حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا
حريق في حفل موسيقي في مدينة أوكلاند بكاليفورنيا

Related Items