Dhageyso: Bulshada Muqdisho Iyo Afgooye Ku Nool Oo Safar U gala In Sharciga Islaamka Lagu Kala Saaro.

Saturday December 17, 2016 - 20:00:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Bulshada Muqdisho Iyo Afgooye Ku Nool Oo Safar U gala In Sharciga Islaamka Lagu Kala Saaro.

    Idaacadda Andalus ayaa todobaadkan kusoo qaadatay Barnaamijka todobaalaha ah ee Boqoashada Andalus arrin aad loogu farxo, taasi oo ah in bulshada ku dhaqan magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ay safar usoo galaan si loogu kala xukumo sharciga islaamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ayaa todobaadkan kusoo qaadatay Barnaamijka todobaalaha ah ee Boqoashada Andalus arrin aad loogu farxo, taasi oo ah in bulshada ku dhaqan magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ay safar usoo galaan si loogu kala xukumo sharciga islaamka, iyagoo yimaadda hadba halka ugu dhow ee Maxaakimta islaamiga ah ay ka furanyihiin.

Barnaamijkan ayaa ah kii labaad ee lagu soo qaato sida ay u shaqeeyaan maxaakimta sharciga islaamka wax ku xukuma ee ka shaqeeya dhulka ay kataliso xarakada Al Shabaab, iyadoo barnaamijkan kii ka horreeyay lagu soo qaatay Bulshada Baydhabo ku nool oo Iidaale usoo xukun doonanaya.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka MP3

Xigasho: Radio Andalus

Related Items