Diyaarad Ruushka laga leeyahay oo lala'yahay Xilli ay Kusii Jeeday Dalka Suuriya.

Sunday December 25, 2016 - 08:24:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad Ruushka laga leeyahay oo lala'yahay Xilli ay Kusii Jeeday Dalka Suuriya.

    Wararka ka imaanaya wadanka Ruushka ayaa sheegaya in lala'yahay diyaarad melleteri oo ay la socdeen 100 qof oo isugu jira shacab iyo melleteri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

diyaaradaha dagaalka Ruushka ayaa Xasuuq ka wada Suuriya
Wararka ka imaanaya wadanka Ruushka ayaa sheegaya in lala'yahay diyaarad melleteri oo ay la socdeen 100 qof oo isugu jira shacab iyo melleteri.

Wasaaradda difaaca dowladda Russia ayaa sheegtay in lala’yahay diyaaradda oo ka kicitintan garoon diyaaradeed oo kuyaal magaalada Souchi ee Ruushka kunasii jeeday magaalada Laadiqiyah Galbeedka Wadanka Suuriya.

Waxaa lumay xiriirkii ay diyaaraddu lalaheyd aaladda Raadaarka waxaana loo badinayaa in ay burburtay, diyaaradda lala’yahay waxaa saarnaa 91 qof oo 93 kamid ah ay ahaayeen saraakiil meleteri.

Dowladda Ruushka ayaa duullaan gardarra ah ku qaadday wadanka Suuriya waxayna geysanaysaa xasuuq daran oo ka dhan ah shacabka muslimiinta sunniga ah.

La soco wixii soo kordha

Related Items